Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayay oo gaaray magaalada Berbera ayaa kormeer ku tagey marsada cusub ee Berbera oo ay shaqadeeda iyo casriyeynteedu si xawli ah u socoto. Madaxweyne Biixi ayaana xariga ka jaray Taag cusub oo casri ah oo dekedda loo soo iibiyey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.