Video:-Muwaadin qaado Kaarka Codbixinta Doorashooyinka Puntland hadaad horay isku diwaangelisay

In ka badan 400-kun oo Qof,ayaa qaadanaya Kaararka Aqoonsiga ee Codbixinta Doorashooyinka Puntland.

Hadaad horay isku diiwaangelisay doono Kaarkaaga si aad Codkaaga wax ugu badasho.

Puntland macno weyn ayay uleedahay doorashadan…

1.Waxay xoojinaysaa doorkeedii Curadnimo ee Somaliya.

2.Waxay kor usii qaadaysaa nidaamkeeda.

3.Waxay ka raraysaa Hab Beeleed oo uraraysaa Dowladnimo salkeedu yahay Dimuqraadiyad.

4.Waxay xoojinaysaa midnimada iyo cadaalada.

Doorka qaado Doorashadan hirgalkeeda.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading