Video:-Muxuu Deni kala hadlay Bulshada Burtinle?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo maanta ku tegay Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Burtinle.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading