VIDEO: Muxuu Farmaajo kala hadlay culimada taageersan ee uu la kulmay ?

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culimada taageersan, kuwaas oo uu kala hadly doorkooda ku aadan xasilinta iyo nabadeynta dalka, sida lagu sheegay qoraal ay baahisay Madaxtooyada Villa Somalia.

Villa Somalia ayaa sheegtay in Culimada a la wadaageen Farmaajo talooyin ku aaddan dowlad dhiska, iyo la dagaallanka fikirka xagjirnimada ah. Farmaajo ayaana culimada taageersan ka codsaday inay sii xoojiyaan dadaalladooda ku aaddan horumarinta iyo kobcinta wacyiga bulshada.

Idil Television


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading