Video:-Muxuu ka yiri Faysal Cali Waraabe mudo kordhinta Golaha Guurtida?

Faysal Cali Waraabe,ayaa ka hadlay mudo kordhinta Golaha Guurtidu usameeyeen Golaha Wakiilada Somaliland.

”Golaha Guurtidu waxay qaateen doorkoodii ay lahaayeen ee ay awal gabeen,talaabadaa ay qaadeen waa soo dhawaynaynaa Qofkii Somaliland jeclaa in ay socoto waa guulaysatay kii rabay in lagu kala cararo meeshana waa jabay”ayuu yiri Faysal Cali Waraabe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading