Video:-Muxuu ku salaysnaa booqashada Wasiirka Shiinaha Ee Itoobiya?

Demeke Mekonnen oo ah Ra’iisul wasaaraha ku xigeenka Itoobiya ayaa yiri “Shiinuhu runtii way nagu caawinayaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, sababtoo ah waxaan ka iibinay qaybo balaaran oo Dhulkeena ah”

Ujeedka socdaalka Itoobiya ee Wasiirka Arimaha Dibada Shiinaha,ayaa ahaa in uu kala wareego Dhul balaaran oo dalkaas ah oo uu kaga badashay Dowlada Abiy Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn.

Shiinuhu waa dalka labaad ee taageera Abiy iyo dagaalkiisa ka dhanka ah Tigreega.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading