Video:-Muxuu yahay ujeedka Waftiga Qaramada Midoobey Ee Dhuusamareeb

Waftiga,waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.

Ujeedka waftigan,ayaa ah qiimeyn ay ku sameyn doonaan xaaladaha guud ee ka jira deegaanada maamulka Galmudug.

Sidoo kale Anita Kiki Gbeho iyo xubnaha la socda ayaa kala hadli doona Glmudug arrimaha doorashada iyo horumarinta maamulkaas,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7MSlbiXnXWQ


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading