Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxda Xisbiyada mucaaradka Somaliland,ayaa maanta ka hadlay go’aanka Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Lacagta Dunida ee IMF ay deynta uga cafinayaan Soomaaliya.
Muuse Bixii ayaa hay’addahan ka codsaday inay si gooni ah ula macaamilaan Somaliland, oo wixii ay siinayaan aanay u soo marin Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.