Odayaasha dhaqanka Beesha Warsangeli – Harti, oo shir saxaafadeed maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa cadaalad darro iyo dulmi ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ay sheegeen inuu dalku ku socdo meeshii uu ka yimid.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.