Video:-Odoyaal dhaqameed Somaliyed oo taageeray go’aankii Abiy

Odoyaashan oo uu soo abaabulay Xaafiiska Madaxweyne Cagjar,ayaa taageero umuujiyay go’aanka Rw Abiy dib ugu dhigay doorashada,isagoo cuskanaya xanuunka Corona Virus.

Baaqa Somalida ee lagu taageerayo go’aanka Abiy waa mid lagu tilmaami karo taageero indho la’aan ah oo ay caan ku yihiin mar walba in ay umuujiyaan Ninka Kursiga Adis-ababa ku fahdiya,marka dib loo raaco taariikhda siyaasadeed ee soo jireenka ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/vBxbhvOaPDE

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading