Video:-Odoyaasha B.Dubeys oo ku kala qaybsamay go’aan ka gaarista kursiga Xildhibaan Ee Jamaal

Beelaha Bah-wadaag Dubeys oo ka hor yimid baaqii shalay soo baxay ee lagu taageerayay hanka Xildhibaanimo ee Jamaal,waxayna xaqiijiyeen in aan loo dhamayn.

Beeluhu waxay sheegeen in ay go’aan ka gaarida arinkaas ku cesheen Suldaan oo Odoyaashii kale ay ku kala qaybsameen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading