Video:-PLTV oo warbixin ka diyaariyay weerarkii argagixisada Ee Balikhadar

Tv-ga Dowlada Puntland ee PLTV ,ayaa warbixin uu ka diyaariyay weerarkii argagixisadu ay kusoo qaaday fariisin ay ku lahaayeen Ciidamada difaaca Puntland ee Balikhadar.

Warbixinta ayaa sheegaysa in Ciidamada difaaca Puntland ay ka gaareen guulo waa weyn ka hortaga weerarka argagixisada iyo ka daba tag ay sameeyeen Ciidamada,hoos akd aawo muuqaalka-

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading