Puntland iyo jubaland,ayaa ku gacan sayray ka qaybgalka Shirka furmay Muqdidho saakay oo lagu sheegay in uu yahay kii Gudiga Farsamada ee doorashada.
Puntland iyo Jubaland waxay ka biyo diideen sadex arimood oo kala ah sida aan xogta ku helay…
1.Tirada Xubnaha Gudiga oo laga siyaadiyay intii la isla ogaa
.2.Amaanka goobta iyo xubnaha Gudiga.
3.Gudoonka Shirka cida yeelanaysa Saakay,ayuu furmay Shirka Gudiga oo labada maamul ay ka maqan yihiin.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.