VIDEO: Puntland oo baaq u dirtay Gaadiidleyda isticmaasha waddooyinka waa weyn

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland Axmed Bashiir Muuse, oo kormeeray buundooyin ku yaala deegaanka Qayaadsame oo waxyeelo ay gaarsiiyeen Roobabka ka da’aya deegaanada Puntland ayaa ugu baaqay gaadiidlayda in ay si tartiib ah u maraan wadooyinka xiligga roobka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading