VIDEO: Puntland oo gashay heshiis lagu balaarinayo Garoonka Boosaaso la gashay Shirkad Imaarad ah

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goob joog ka noqday Heshiis is afgarad oo ku saabsan Maalgashiga iyo Balaarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Kaas oo Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ay la gashay Shirkad maalgashi oo fadhigeedu yahay Imaaraadka.



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading