Video:-Puntland oo ka digtay ganacsiga Forex

Agaasimaha bangiga dhexe ee Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa shacabka Puntland uga digay inay hantidooda galiyaan suuqa onlineka ee sarifka lacagta qalaad ee Forex, kaasi oo dad badan ku cayroobeen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading