VIDEO: Puntland oo ka hadashay dhacdo ka dhacday Garoowe

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey dhacdo xanuun badan oo ka dhacday Garoowe shalay, taas oo ku geeriyootay Gabar iyo cidda dilkaas gaysatay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading