Wasiirka Dekedaha,Wasiirudawlaha maaliyada,Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada Bosaso oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaarada Dekedaha Bosaso.
Shirkan jaraa’id ayay kaga hadleen masuuliyinta arinta wareejinta Dekeda Bosaso iyo mudaahaaraadyadii socday maalmihii lasoo dhaafay.
Wasiir Siciid Maxamed Raage oo ka mid ahaa masuuliyiintii shirka jaraa’id ka hadlay ayaa faahfaahiyay qorshaha wareejinta Dekeda iyo canshuuraha laga qaado Badeecadaha,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.