VIDEO: Puntland oo ka hortimid xiriraanka 1XBET, Telegram iyo TikTok

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka horyimid go’aankii DFS ay ku joojisay isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok, kuwaas oo Wasaaradda Isgaarsiinta XFS ay ku amartay shirkaddaha Isgaarsiinta dalka in aan adeegyadaas dalka laga isticmaali karin wixii ka dambeeya 24 bishan August.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa, ayuu Wasiir Maxamuud Caydiid ku sheegay in go’aanka lagu joojiyay saddexda Application, uusan qusey Puntland, aysana fulintiisa ku khasbaneyn shirkaddaha Isgaarsiinta ee ka howlgalla deegaannada Puntland.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading