VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday inay kordhayaan Dadka uu ku dhacayo COVID-19

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, oo Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka warbixiyay saacadihii u dambeeyay ee cudurka COVID-19 ee deegaanada Puntland, isagoona sheegay inuu soo labakacleeyay cudurku.

Wasiir Jaamac ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay qaataan tallooyinka ku aadan ka hortaga cudurka ee Wasaaradda, waxaana uu xusay in si baaxad leh uu cudur u kordhay cudurku.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading