Waxaa markii ugu horaysay dalka Somalia gaar ahaan Puntland laga hirgaliyay xarunta lagu baaro waxyaabaha la xariira Jinsiga {Forensic Center}.
Xafladda Furitaanka oo galabta lagu qabtay PDRC ayaan ka qayb galay, waxaana looga hadlay muhiimadda xarunta oo la sheegay inay faa’iido weyn ugu jirto shacabka gaar ahaan baarista dambiyada iyadoo loo marayo qaab cilmiyaysan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.