Video:-Puntland oo mamnuucday Xisbiga Sacaadiin amarna ku bixisay in lasoo xiro xubnahiisa

Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq.
 
Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.
 
Maamulka Gobolka Nugaal, maxkamadda ciidamada qalabka sida, taliska ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo taliyayaasha qaybaha ee gobolka Nugaal ayaa kulanka ka qeyb galay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading