Maamulka Gobolka Nugaal kan Degmada Garowe iyo Ganacsatada oo kulan ku yeeshay xarunta Gobolka ayaa isla gaaray go’aamo looga gudbayo cabasho maalmahan ka taagnayd qaadashada lacagta shilin Somaliga ah.
Go’aamada soo baxay ayaa waxaa ka mid ahaa qodob oranaya in ay waajib tahay qaadashada Shilin Somaliga nooc walba uu yahay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.