VIDEO: Puntland oo Saldhig casri ah oo Boolis ka dhisaysa Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare, oo ay wehlinayaan Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Muumin Cabdi Shire iyo Duqa Degamda Galkacyo ayaa maanta kormeeray Dhisamaha kaambada Gaalkacyo, oo dhowaan laga saaray dadkii daganaa si looga dhiso Saldhig casri ah oo ay ku shaqeeyaan Ciidanka Booliska.

https://youtu.be/-3k7-cJq_Cc

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading