Video:-Puntland oo shaacinaysa Ragii Kufsiga ka geystay Garowe iyo Galkacyo

Wasiirka Haweenka Aamino Cismaan Xaaji oo maanta ka qaybgalaysay shirweyne ay iskugu yimaadeen haweenka,ayaa sheegtay in dhawaan la shaacin doono ragii kufsiga ka gaystay Magaalooyinka Garowe iyo Galkacyo,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading