Video:-Puntland oo si adag uga hor timid mudo kororsi

Puntland si adag ayay uga hor timid mudo kororsi lagu soo gabanayo xanuunka Corona Virus oo loo sameeyo hay’adaha Fadaraaliga ah.

Tuhun waxaa jira isa soo taraya oo ku aadan in uu jiro qorshe mudo kororsi oo ay wado kVilla Somaliya.

Digniinta Puntland mahan mid la dhayalsan karo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading