Video:-Puntland oo taageero uheshay barnaamijka Dimuqraadiyaynta

Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Puntland oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya,ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray socdaalkiisa.

Barnaamijka dimuqraadiyaynta Puntland socodsiintiisa ayuu Wasiir Dhabancad usoo heley dhaqaale iyo garab istaag sida aan xogta ku helnay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading