Video:-Puntland oo Toogasho ku Xukuntay Xubno Alshabaab ah

Maxkamada Racfaanka Ciidamada Qalabka sida Puntland,ayaa Xukuno iskugu jira Dil iyo dib udhigis Dacwadeed ku riday 5-Eedaysane oo Shabaab ah.

Jaamac Aadan Cadiririxmaan Tusbaxle.

Ayuub Cumar Shire.

Cabdulahi Salaad Boos Mahoonge.

Maxamuud Abshir Muuse Olyo.

Cabdirixmaan Shirwac Ciise Laahoor oo maqane ah horayna Maxkamada darajada koowaad ay Dil toogasho ugu xukuntay dib,ayaa loo dhigay Xukunkiisa.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading