Video:-Puntland Oo udub dhexaad u noqondoonta dagaalka qabow Ee khayraadka Dabiiciga ah

Dagaalkii qaboobaa oo markale ka dhex qarxi doona quwadaha xooga leh,kaasoo markan lagu tartamayo khayraadka dabiiciga ah.

Dagaalkaas dhulka lagu tartamayo ee laysku haysto waxaa ugu horeeya Puntland Somaliya.

Puntland waa udub dhexaadka tartankaas waxaana keenay in ay tartankaas soo jiidato khayraadka dabiiciga ah ee dhex ceegaaga dhulkeeda.

Warbixintan ayaa tilmaamaysa in Puntland Somaliya ay ka khayraad badan tahay,gaar ahaan kaydka shidaal ee ku jira dalka Sacuudi Carabiya.

”Puntland waa nabad waxaana ka jira maamul,sidoo kale waxaa amaankeeda qayb ka ah sirdoonka iyo Ciidamada Maraykanka oo jooga halkaas iyo galbeedka Puntland ee Jabuti”ayaa lagu yiri warbixintan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading