Video:-Puntland oo xirtay Masaajidada 15-cisho

Guud ahaan Masaajidada Deegaamada Puntland muddo laba todobaad,ayaa la amray in la xiro ka hortagida Korona Faayres.

Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud,ayaa amarkaas bixiyay.

Marka laga soo tago dadaalka Dowlada,ilaa iyo hada Puntland lagama helin Virus-ka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158071027066878&id=742346877

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading