Video:-Puntland soo bandhigtay markabkii laga soo furtay Burcad Badeeda

Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay dhawaan qafaasheen kooxdii burcad badeeda ahayd ee ay Ciidamada badda Puntland kasoo furteen..
 
Markabka ayaa muddo saddex cisho ah lagu baarayay dekeda magaalada Bosaso, ka gadaal markii uu soo baxay shaki ku saabsan inuu markabkan yahay maraakiibta kala gudbisa mukhaadaraadka hubka iyo jariifka.
 
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/Xakiin Cumar Cameey oo goob joog ka ahaa halka lagu soo bandhigay Marakabkan ayaa ku amaanay ciidamada Badda Puntland gacantii ay ka geesteen sidii Markabkaasi loo sii deyn lahaa.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Puntland soo bandhigtay markabkii laga soo furtay Burcad Badeeda"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading