Video:-Qab-qabashada Dadka caadiga ah Ee Tigreega oo weli ka socota Adis-ababa

Qabqabashada Dadka Shacabka caadiga ah ee Tigreega,ayaa Toddobaadyadii u dambeeyay ka socotay Xarunta Dalka Itoobiya ee Adis-ababa iyo meelo kale.

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa ka digay kuna tilmaamay wax laga argagaxo in Dad lagu bar tilmaameedsado Sinjiga ay kasoo jeedaan,iyagoon danbi kale aan gelin.

Abiy iyo Dowladiisa waxay abaabuleen Ciidamo iyo kooxo ugaarsada Dadka caadiga ah ee Tigreega.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading