Video:-Qalbi-dhagax oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Nayrobi

Cabdikariim Sh.Muuse Qalbi dhagax oo ay horey DF Soomaaliya ugu dhiibtay Itoobiya August 2017, lagana sii daayay Xabsiga Itoobiya 26-kii June 2018 ayaa goor dhaw ka dagaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Boqolaal kamid ah taageerayaashiisa ayaa dhooban wadooyinka Garoobka diyaaradaha ee Jomo kenyata, Xildhibaano katirsan baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo aad u diidanaa dhiibitaankiisii ayaa kusugan garoonka qaybna ka ah sood haweyntiisa.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading