Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay amar ku bixisay in si deg deg ah loo daad gureeyo xubnaha qoyska ee shaqaalaha caalamiga ah.
Sidoo kale Faransiiska,ayaa noqday dowladdii ugu dambeysay ee reer galbeed ah oo muwaadiniinteeda u sheegta inay ka baxaan Itoobiya.
Qeylo-dhaan caalami ah,ayaa ka soo baxeysa dagaalka sii xoogeysanaya ee ka socda dalka Itoobiya.
Ciidamada Tigraay,ayaa ku sii siqaya caasimadda Addis Ababa.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.