Video:-Qaramada Midoobey maxay kula talisay Madaxweyne farmaajo

Qaramada midoobay  ayaa baaq u soo jeedisay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya,wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa madaxweynaha u soo gudbiyay shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax ka qabto Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,hoos ka daawo muuqalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Qaramada Midoobey maxay kula talisay Madaxweyne farmaajo"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading