Video:-Qarax 7-qof ku dhimatay oo ka dhacay Magaalada muqdisho

Ugu yaraan todoba qof ayaa ku dhimatay ku dhawaad 10 kalena wey ku dhaawacmeen qarax gabal dhicii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
 
Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhaxeysa kaalin Shidaal iyo Bacadlaha Xamar Weyne.
 
Qarax maanta ayaa ku soo beegmay iyadoo maalmihii u dambeeyay ay weeraro qorsheysan oo dad lagu dilay ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading