VIDEO: Qarax ka dhacay Muqdisho oo galaaftay nolasha dhalinyaro badan

Qof xirnaa jaakadaha qarxa ayaa caawa isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ku taal degmada Shingaani ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Ninka is qarxiyay ayaa beegsaday goobta maqaaxida shaaha lagu iibiyo oo aan sidaa uga fogeyn goob kale oo Qaadka lagu iibiyo, waxaana Dadka dhintay kamid ah dhalinyaro badan oo goobta fadhiyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading