Video:-Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax baabuur ayaa ka dhacay wadada maka al-Mukarramah ee magaalada Muqdisho

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in gaarig qaraxa siday uu ahaa mid ay ciidamadu ku raadjoogeen, waxaana qaraxu dhacay markii ay ciidamadu baabuurka joojiyeen.

Qaraxan ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku dhaawacmay mid ka mid ah ciidanka miino-baarista,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading