Madaxweyne Vladimir Putin ayaa maanta tagay St. Petersburg si uu uga hadlo madal sanadeed ay leeyihiin warbaahinta, oo ay soo agaasimeen dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo Kremlin-ka uu taageero.
Afhayeen u hadlay aqalka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in madaxweyne Putin lagu war-geliyey qaraxa,hoos ak daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.