VIDEO: QM “illaa 100 Kun oo Qof baa ku barakacay dagaalada Muqdisho”

Qaramada midoobey oo sheegtay In dhowrkii cisho ee ugu danbeeyey ay Magaalada Muqdisho ka barakeen Dad badan, Kuwaasi oo ay sabab u noqdeen Dagaaladi ka dhacay maalmihi ugu dambeeyey.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney aad uga walaacdan yihiin in la barakiciyo Dad soomaaliyeed oo aan waxba galabsan isla markaana ayagoo Qaxooti ku ah magaalada muqdisha ay hadana Banaanka magaalada muqdisha u barakacaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading