Video:-Qoor-qoor maanta iyo shalay keebuu saxsanaa?

Qoor-qoor waa ka laabtay hadalkiisii ahaa Doorashaan galaynaa oo waxuu yiri Pl iyo Jl doorasho ay ka maqan yihiin cid geli kartaa majirto!!

Beesha caalamka iyo Musharaxiinta Muqdisho waxay sameeyeen cadaadis xoog leh.

Waxay ubadan tahay in Xalane layskugu tago oo xal ay keentay beesha caalamku la qaato.Farmaajo dharbaaxo kale oo ku dhacday ayay ku tahay arintan.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading