Video:-Qoor-qoor oo ku haftay siyaasada

Qoor-qoor waa ku haftay siyaasada oo waxuu ilaalin waayay asluubta hadalka,waxuuna muujiyay in uusan qaangaar ka ahayn dhankaas.

Jubaland iyo Puntland waxay soo saareen warsaxaafadeed aysan ugu gefin madaxdii Dhuusamareeb ku shirtay oo ilaaliyay luuqadaha diblomaasiyada ee lagu wada hadlo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading