VIDEO: QoorQoor oo ka hadlay xiisada dagaal ee galbeedka Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka hadlay xiisadaha dagaal ee ka taagan galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, taas oo u dhexeysa maleeshiyaad beeleed kasoo jeeda Galmudug iyo Dad shacab ah oo kasoo jeeda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading