Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo sabtidii gaaray magaaladabMuqdisho ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynayaashi hore iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta.
Kulamada oo uu codsaday Qoorqoor ayaa looga wada-hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, shaqaaqadii ka dhacday Muqdisho iyo sidii xiisada siyaasadeed xal loogu heli lahaa.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.