Video:-Qorshihii Trump ee looga soo horjeeday OBama-Care oo fashilmay

Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa qeexay inuu la yaabay oo uu ka niyadjabay inuu burburay sharci la doonayay in lagu badelo adeega caafimaad ee Obamacare.

Xisbigiisa Jamhuuriga ayaa dib ula laabtay hindise sharciyeed ka hor inta uusan u codeyn Kongareeska Mareykanka, markaasi oo ay caddaatay in aanay haysan taageero ku filan oo lagu horgeeyo aqalka.

In meesha laga saaro adeegga caafimaad ee Obamacare ayaa waxa ay qeyb muhiim ah u aheyd ballanqaadyadii ololaha doorashada ee madaxweyne Trump,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Iv-qCdWX2E0


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Qorshihii Trump ee looga soo horjeeday OBama-Care oo fashilmay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading