Video:-Qoyska Sayid Maxamed Cabdale Xassan Oo Ka Hadlay Buug Uu Qoray Wasiirka Warfaafinta S/land

Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay.

Eheladda Qoyska Sayidka ayaa ka kala yimid London iyo Kenya, waxaanay sheegeen in wufuud kale ka ka kala imanayaan Jig-jiga iyo meelo kale, kuwaas oo si weyn uga cabanaya buugaasi Sayidka wax lagaga sheegayey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading