VIDEO: Ra’iisul Wasaare Xamze oo ‘Cadaaladda u ballanqaaday Bajaajlayaasha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay dilal iyo iska-hor-imaadyo ay dad ku dhinteen oo maalmihi lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay qaarkood ku lug lahaayeen ciidamada amniga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in lasoo qabtay kuwi ku danbeeyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading