Video:-Ra’isalwasaaraha Denmark oo booqatay Ukrain

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky iyo ra’iisul wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen,ayaa gelinkii danbe ee shalay ku kulmay magaalada Mykolaiv ee ku taalla koonfurta Ukraine.

Denmark,ayaa hore u sheegtay in ay ku caawin doonto Ukraine 19 ka mid ah gantaalaha uu sameeyo dalka Faransiiska,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading