Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa shacabkii uu la kulmay mid mid u waydiinayey dhaqaalalaha , amaanta ay u hayaan Xukuumadda iyo waxyaabihii muhiimka ah ee ay doonayaan in si dhaqso ah wax looga qabto.
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha dalka aya su’allaha ugu jawabiyey dadka Shacabka ah, iyagoo waydinayey su’aallo la xariira go’anada ay Xukumadda horay u qaadatay iyo arrimo ay aad u danaynayeen inay wax ka ogadaan si ay u helaan xog dhab ah ama xaqiiqada arriimahaasi,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.