Magaalada qardho ee xarunta Gobolka Karkaar iyo deegaano badan oo hoos yimaada ayaa Roobsatay Xalay.
Roobkan oo ahaa mid aad u xoogbadan ayaa biyo xoogan ku soo celiyay magaalada qardho hakad yarna galiyay isu socdka gaadiidka iyo dad waynaha magaalada sida uu ii sheegay Wariye Yaxye nuur Muumin.
Lama sheegin wax khasaaro ah oo uu roobankan uu gaystay waana mid ay siwayn ugu diirsadeen dadka iyo Duunyadu,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.